Xalayna adigaan kaa fikiray
Waxaa iga buuxsantay rajo aan dhamaaneyn
Kadib kaligeey baa fikiray
Garabkeyga dareen qariib ah baa ku soo dagay
Maad aragtay wado cidlo ah markaad mareyso
Maad aragtay cabsi marka uu qof dareemo
Maad aragtay markaad hees si qiiro leh u qaadeyso
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Maad aragtay wado cidlo ah markaad mareyso
Maad aragtay cabsi marka uu aadmigu dareemo
Maad aragtay markaad hees si qiiro leh u qaadeyso
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Maad aragtay markaad sawir hore (xusuus ah) aad eegeyso
Maad aragtay markuu qof sannado tirinayo
Maad aragtay markay indhuhu haddiibana soo buuxsamaan
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Xalayna adigaan kaa fikiray
Waxaa iga buuxsantay rajo aan dhamaaneyn
Kadib kaligeey baa fikiray
Garabkeyga dareen qariib ah baa ku soo dagay
Maad aragtay markay xidiguhu ifayaan oo damayaan
Maad aragtay markay xidugtu soo dhaceyso iyo qofakab
Maad aragtay markii adigoo aan fileyn aad welwel la daristo
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Maad aragtay in uu roob marmar soo da'o
Maad aragtay in codka onkodku ku soo xigsado
Maad aragtay in hillaac uu soo ifo
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah
Teyduna waa wax sidaasoo kale ah