Ka qalbi ka qabi jid baa mara
Cishqiga marmarka qaar indhahaa la saaraa
Halkan ma joogtid, waad ka kacday oo isaga tagtay
Weji-xumo lama iman karo
Xusuusaho laabteyda ayey ku jirayaan
Markan qofkee baa dambiga leh kuma weydiin karo
Waxaa kaliga oo aan ogahay oon dareensanahay in booskaaga aad ii baneysay aysan cidna buuxin karin
Mar baa laga yaabaa in aad soo duusho oo timaado
Rajo ayaan qabaa
Rajadeyduna kulligeed way soo dhowdahay
Nolosha waan nacay way i niyad jabisay
Ma ogi qalbigeyga muu iga qaadi karaa?
Wuxuu doono ha i siiyo
Qof aan adiga aheyn aakhritaankeyga ayuu ii keenayaa
Nolosha waan nacay way i niyad jabisay
Ma ogi qalbigeyga muu iga qaadi karaa?
Wuxuu doono ha i siiyo
Qof aan adiga aheyn aakhritaankeyga ayuu ii keenayaa
Hadal waxaa ahwixii qalbiga taabta
Hadal waxaa ah wixii qalbiga jabiya
Hadal waxaa ah wixii adiga aan kaa maqlo
Ogsoonoowna aakhritaankeyga ayuu keenaa