Ubaxa kulelyka ku baaba'aya umaan riyaaqo
Carab ama Faariso ma kala aqaano, luuqadaha ma kala sooco
Wadada toosan ayaan heysanayaa ee Raxiimka (Allaah)
Wadada sheydaanka iigu yeeraya maan jalleeco
Murugo qariib ah baan dhex galay, qof waliba waa calooshiis u shaqeyste
Maantaan soo helay, maantaana cunay, berrina Eebbe ayaa rizqigeyga haya
Adduunkaan dhaldhalaanka iyo hanti taalla damac iima hayo
Midka i irzaaqa waa kan dadka hanuuniya, adoomaha maan kala jecli (waxay sheegaan)
Nooloow, noqo mid nool (oo karaameysan) adigoo marti ah (adduunkan marti ku ah)
Berri midka ii shafaaca qaadi doonana isagoo uu Rasuulku yahay S.C.W
Dadkoo dhan mid u gacan furan (wax bixiya) noqo, adigoo ah mid ceebtoodana astura
Dunnidaan dusheeda kuwa xukunka hayana umaan riyaaqo