Hadda waxaanba ku fikirayaa in markii aad tageysan aad anigana isii gallaafatay
Si kastoo aadan u rabin xitaa, malaha madax-adeyg baad igaga tagtay
Kugu ceebeyn maayoo, kana murugoon maayo, waxa adag kaliya waa in aan adiga ka fikirkaaga
Malaha dhibtaan aan maraayo adigaa u sabab ah
Arrintu in aad aniga iga tagtay ma ahan
Mana ahan in aan adiga xumaan kaa tabanayo
May ahan (arrintu) soo raadin la'aantaada, mana ahan soo wicid la'aantaada
Waxayse tahay (arrintu) in uusan weli dhamaanin jaceylkaan kuu hayey