Dunnidani kalgaceylku waa daruuri
Qof walba in uu wax jeclaado lana jeclaado buu u baahan yahay
Cid walba saaxiib u noqo, qofwalba saaxiib dhow la noqo
Cimrigeenu waa kaa gudbiya tartiib tartiib
Halkan iyo halkaasba uu yaal
Hallaas iyo halkanba wuu yaal
Kuusha buluugan midkii heysta
Kaas ayaa qalbigeyana heysta