Ruuxii caashaq u dhinta markale ma dhinto bay yirahdaan
Qalbigii mar la jabiyo mar kale wax ma jeclaado bay yirahdaan
Way tagtay iyaduna oo markale iman meyso bay yirahdaan
Ii sheeg ii sheeg dee miyaan rumeystaa (warkooda)?

Nolosha intaan tusbax ka sameystay baan gilgili jirey
Magaceeda markaan maqlana waan ooyi jirey
Waalli bay ku sheegi jireen xaalkeeygaan
Waxan tirin jirey imaatinkeeda iyo tagiteedadaba

Ilmada iga daadaneysa ayey iska qalaji i dhahaan
Qalbigeyga waalani wuu i qaraacmay, iyaguna daji laabtaada ayey i dhahaan
Iska iloow iyada (qoftaas) iska iloow ayey i dhahaan
i sheeg ii sheeg dee miyaan rumeystaa (warkooda)?
Ii sheeg ii sheeg dee miyaan rumeystaa (warkooda)?
Nolosha intaan tusbax ka sameystay baan gilgili jirey
Magaceeda markaan maqlana waan ooyi jirey
Waalli bay ku sheegi jireen xaalkeeygaan
Waxan tirin jirey imaatinkeeda iyo tagiteedadaba
Waxan tirin jirey imaatinkeeda iyo tagiteedadaba
Dhagaxa iilkaaga ee qalbigeyga ku dhex qotoma
Bilaash baan waxaan ku qoray "Ha i sugin"
Maysan jeclaanin bay leeyihiin, miyaan aaminaa?