current location : Lyricf.com
/
Songs
/
Gitme Sana Muhtacım [Somali translation]
Gitme Sana Muhtacım [Somali translation]
turnover time:2024-10-19 08:31:51
Gitme Sana Muhtacım [Somali translation]

Ha bixin waan kuu baahnaye

Nuurka indhaheyga baad tahay iyo taajka madaxeyga, waan kuu baahnahay

I dil oo sidaas ku tag

Si aan u noolaado jaceylkaaga baan u baahanay

Indhahaaga baan u baahanahay

Hadalkaaga baan u baahanahay

Gacanteydaan soo taagay

Gacantaadaan u baahanahay, ha bixin

Hadda gacmaheygu maran

Indhaheyga ilmadu ka da'ayso adigey kuu yeerayaan

Waan kuu baahanahay

I dil oo sidaas ku tag

Si aan u noolaado jaceylkaaga baan u baahanay

Duni aad ka maqan tahay joogaa

Riyo xaqiiqada ka fog baan ku dhex jiraa, waan kuu baahanahay

Aniga dunida aad ka maqan tahay iyo riyadaan aan dhamaaneyn intaad iga kiciso bax, waan kuu baahanahay

Indhahaaga baan u baahanahay

Hadalkaaga baan u baahanahay

Ruuxdeyda ayuu kulaalayaa

Neeftaada diirani, ha bixin

Ha bixin waan kuu baahnaye

Nuurka indhaheyga baad tahay iyo taajka madaxeyga, waan kuu baahnahay

I dil oo sidaas ku tag

Si aan u noolaado jaceylkaaga baan u baahanay

Comments
Welcome to Lyricf comments! Please keep conversations courteous and on-topic. To fosterproductive and respectful conversations, you may see comments from our Community Managers.
Sign up to post
Sort by