Hal sadar xitaa ma qori karo
Adiga wax xasuus ahba kaama heysto aniga
2 ilaa 3 saacad oo lawada joog
Ma kula tahay in ay caashaq ku filan tahay?
Ma garan karo waxa dhici doona
Waxaan fahmi kari la'ahay jaanibkaas kale
Ma ku jeclaan karo, Ma ku jeclaan karo adiga
"Maya"-na kuguma dhihi karo
Kaalay kuma dhihi karo
I jecloow kuma dhihi karo
Kuma siin karo, kuma siin karo
Axdi kuma siin karo (kulama gali karo)
Joog kuma dhihi karo
Bax kuma dhihi karo
Ma jeclaan karo, ma jeclaan karo
Adiga kuma jeclaan karo
Waxaad leedahay "Saaxiib aan noqonno"
Aan kulanno, aan wada hadalno
Waad murugoon, waad qalbi jabeysaa
Ogoow aniga natiijada dambe (ee xiriirka sxbtinimo) baan ka baqi
Ma garan karo waxa dhici doona
Waxaan fahmi kari la'ahay jaanibkaas kale
Ma ku jeclaan karo, Ma ku jeclaan karo adiga
"Maya"-na kuguma dhihi karo