Cishqi uu hawadiisu biyo ka da'ayo baa lamaane iigu dhex jiraa midabka ubaxa
Haddii ay dunida oo dhan isiiyaan waxba iima goyneyso,
Qiimahaagana uma dhiganto
Dhawaq walboo aan maqlo jabaq-celiska qalbigeyga ka yeeraya waa cishqi.
Nolosha waxaa ma-dhamaato ah jaceylkaan u qabo iyada neef walboo aan qaato.
Jaceykeygii u dambeeyey, gacalisadeyda u horeysay, nolosha aan aqaanba iyo xabiiteydii daacada ii aheyd baad tahay.
Markaan murugadeyda aan taada u qeybsho waxaa ii soo baxday in aa tahay qofka aan nolosheyda u hibeeyey.