Garabkeyga madaxaaga ayaa ka maqan (oo uu tabayaa), sariirteydana caraftaada.
Maqaanrkeyga maqaarkaaga ayaa ka dhiman, kaalay oo mar uun taabo.
Habeenkii hurdo ayaa iga dhiman, wejigeygana dhoolacadeyn.
Gacanteyda gacantaada ayaa ka maqan, indhaheyguna mar walba way ilmeeyaan.
Waan ku baryaa dib u soo laabo, ha faraxgelin gacmahaas (dadka raba in aad iga tagto)
Waayaha adag iyo wakhtiga mugdiga ahba soo afjar
La'aanta ma jiri karo, maqnaanshahaaga maba sharxi karo.
Mar walba waxbaa iga maqan in aan ku leeyahay ma aragtaa, intaas baaba yar (erayada aan ku cabiray)